Home » Nolosha Jilaayaasha » Fatima Sana Sheikh Qeyb Kamid Ah Sunniyaheda Ayaa Xiiran Thugs of Hindostan Dartiisa (+sawiro)

Fatima Sana Sheikh Qeyb Kamid Ah Sunniyaheda Ayaa Xiiran Thugs of Hindostan Dartiisa (+sawiro)

Atirishada kusoo caan baxay filmka weyn ee Dangal Fatima Sana Sheikh ayaa markale hadana la shaqeyn doonto Mr.Prefectionist Aamir Khan maadam ay door muhiim ah ku leedahay filmka Thugs of Hindostan ee la daawan doono Diwali ga nagu soo aadan.

Hadaba Fatima oo nasiino kujirto ayaa sawiro laga soo qabtay xili Mumbai kusugantahay waxaana la arkay xidigtaan oo sunniyahed qeyb kamid ah xiiranyihiin ama tinta indhaha korkooda ku taalo oo wax kamaqan.

Fatima dadaal badan aye ugu jirta duubista filmkeda ayadoo dooneysa inee doorkeda ka baxsato waxaana hader la isla dhexmara in tintaas maqan uu sabab u yahay doorka filmkeda Thugs of Hindostan.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Fatima Laga Soo Qabtay:

Fatima 1

Fatima 2

Fatima 3