Filim ma ahan; Akin Akinozu iyo Ebru Sahin (Miran iyo Reyyan) oo si dhab ah isku dagaaleen !!!

0
1903

Waxaan dhawaan idinla wadaagnay in Akin Akinozu hogaamiyaha taxanaha Hercai uu dagaal dhanka afka la galay Directed caawiyaha taxanaha inkastoo sheekadaas la beeniyay misna uu ka hadlay Directed caawiyaha ineysan jirin wax shaqaaqo oo dhacday.

Balse maanta ayaa hadana saxaafada Turkiga waxay qorayaan in Ebru Sahin iyo Akin Akinozu isku dhaceen mudadii ay socotay duubista xalqooyinkii ugu dambeeyay ayagoona ku murmay goobta duubista.

Lama yaqaano sababta dhabta ee ka dambeyso iney isku dhacaan, balse Ebru Sahin ayaa kadib dhacdadaas Unfollow dhahday saaxiibkeeda shaqada ee Akin.

Kooxda filimka arintaan wey beenisay balse saxaafada ayaa ku adkeysaneyso in isku dhac uu jiro sidoo kalana kooxda filimka ay arintaan qarinayaan.

Wixii war kusoo kordho halkaan kala soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here