Anees Bazmee wuxuu kamid yahay Director-ada loogu jecelyahay Bollywoodka kuwaaso keena badanaa aflaamta qosolka leh sida No Entry, Singh Is King, Welcome, Ready, Welcome Back iyo Mubarakan. Anees waxuu isu diyaarineyaa inuu dib u bilaabo duubitaanka Bhool Bhulaiyaa 2,

waxuuna sidoo kale soo qaadatay sheekooyin jaceyl ^o aad usareeya. . Waxaan hadda la ogaaday in filim sameeyaha Anees Bazmee, uu wadahadal heer sare ah kula jiro shirkadda Eros International si uu si rasmi ah dib ugu sameeyo filimkii Mahesh Babu ee sanadkii 2011 naqday. Blockbusterka weyn Dookudu: Anees Bazmee ayaa wadahadalo kula jira inuu Mahesh Babu filmkiisa Dookudu u wareejiyo Eros International “Anees wuxuu raba inuu ka soo baxo dhanka sameynta majaajillada in mudo ah hada wuxuuna dareemayaa Dookudu inuu yahay filimka ugu fiican ee lagu dhiirado action ahaan. Waxa uu wadahadalo kula jiraa Eros si uu si rasmi ah loogu soo celiyo tan iyo bilowgii shaqo ka joojinta wuxuuna qarka u saaran yahay inuu dhawaan saxiixo heshiiska.

Haddii wax walba ay u socdaan sidii loogu talagalay, kan wuxuu noqon lahaa filimka Anees Bazmee ee soo socda ka dib Bhool Bhulaiyaa 2, ” , Anees iyo Eros ayaa dib uga shaqeynayay qoraalka si ay ula jaan qaadaan dareenka daawadayaasha Hindiga. Waxuu jiraa 9 sano markii la sii daayay Dookudu,

“Waa inay dhakhso ah udhacaa hesgiiska ..kadib waxaa bilaaban doona diyaarinta atoorihi matali lahaa doorki Mahesh 2011 matalay …. Marka laga reebo filimadaan, Anees waxuu sidoo kale qoray qoraalka filamada No Entry, kaasoo ay jileen 2005 Salman Khan, Anil Kapoor iyo Fardeen Khan oo labo door la wadaagaya 10 halyeeyo.

Anees Bazmee waxuu shaaca ka qaadday inuu duubi doono qeybta weyn Bhool Bhulaiyaa 2 markii si toos ah la iskuugu soo laabto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here