Imtiaz Khan waa mid kamid ah jilayaashii hore ee Bollywoodka asigoona filimo dhowr ah kasoo muuqday sidoo kalana wuxuu soo saare ka noqday dhowr ruwaayad.

Imtiaz oo la dhashay laadarkii caanka ahaa ee Amjax Khan ayaa geeriyooday asigio 77 jir ah mana la sheegin ilaa haatan sababta rasmiga ee ka dambeyso dhimashadiisa balse wararka waxay sheegayaan in uu iska jiranaa sidoo kalana da’da ka dabo timaaday maadaama uu 77 jir ahaa.

Filimada uu Imtiaz kasoo muuqday waxaa kamid ah; Hulchul, Yaadon Ki Baraat iyo Pyaara Dost.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here