Home » Box Office » Filimada Aashiqui 2 Fida Iyo Dor Ganacsiga Ay Ka Sameeyeen Dhanka Boxoffice-ka

Filimada Aashiqui 2 Fida Iyo Dor Ganacsiga Ay Ka Sameeyeen Dhanka Boxoffice-ka

Waxaa idin heynaa xog ku saabsan filimada Aashiqui 2 Fida Iyo Dor ganacsga ay sameeyeen dhanka Boxoffice-ka waana codsi ka mid aqristayaasha.

Aashiqui 2 waa filim jaceyl qiiro badan oo si weyn loo wada jacel yahay waxaana hogaamiye ka ahaayeen Aditya Roy Kapur iyo Shraddha Kapoor.

Dhinaca kale Fida waa filim qayaano ah oo lawada jacel yahay waxaana wada jileen Shahid Kapoor, Kareena Kapoor , Fardeen Khan, sidoo kale filimka Dor waxaa hogaamiye ka ahaa Ayesha Takia, iyo Shreyas Telpade.

Fadlan hoos kaga bogo Aashiqui 2 sida uu Blockbuster ku noqday iyo Fida iyo Dor sida Flop ay ku noqdeen.

Aashiqui 2 iyo sida uu Blockbuster

Director: Mohit Suri

Xiliga la daawaday: 26 April 2013

Tiyaatarada laga daawaday: 1150

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 15 crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 78.64 crore

Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 91.26 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 107.21 crore

Tirada tikit u goosatay – 9-Milyan 854,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas ma heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 36.11 crore

Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 240%

Natiijadiisa: Blockbuster

Qiimeynta IMDB Rating – 7/10

Fida Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday

Director: Ken Ghosh

Xiliga la daawaday: 20 August 2004

Tiyaatarada laga daawaday: 325

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 10 crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 9.71 crore

Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 30.99 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 14.15 crore

Tirada tikit u goosatay – 3-Milyan 346,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas ma heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 4.63 crore

Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 46%

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 5.5/10

Filimka Dor iyo Sida Uu Flop Ku Noqday

Director: Nagesh Kukunoor

Xiliga la daawaday: 22 September

Tiyaatarada laga daawaday: 100

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 3 crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 2.70 crore

Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 4.40 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 3.81 crore

Tirada tikit u goosatay – 476,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas ma heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 87 Lakhs

Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 29%

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 8/10

 

 

3 Responses to Filimada Aashiqui 2 Fida Iyo Dor Ganacsiga Ay Ka Sameeyeen Dhanka Boxoffice-ka

  1. sarwad

    October 12, 2017 at 10:34 am

    anigu filimka Dor maalintii aan idin soo su’aaley xogta ku saabsan
    wxa ugu muhiimsan ee aan doonayey inaan ogaado qiimaha ama Rate ka sheekada runtii waan daawadey waana filim qiiro miidhan ah sheeko macaan.
    wuu uqalmaa 8/10 lkim uma qalmo 3-4 crore taasna wxn filayaa inay sabab u ahay tiyaatatada oo waqtigaas aad uyaraa iyo hogaamiyayaasha filimka oo aan waqtigaas shacbiyad iyo magac kufilan laheyn.
    waad mahadsan tihiiin

  2. king Aaarif

    October 12, 2017 at 5:26 pm

    sxp ashique1 ayaa blockbuster eh mise anaa qaldan se wax ujiraan

    • Zakarie Abdi

      October 12, 2017 at 5:32 pm

      Aashique 1 waa Super Hit weli xogtiisa lama sixin balse Aashique 2 2013 ayuu soo baxay waana Blockbuster