Waxaa maanta oo kale 19ka December soo baxeen misna la daawaday filimada ay kamid yihiin Aflatoon iyo Munnabhai hadaba halkaan hoose kaga bogo macluumaadkooda.
Aank ku bilowna filimka Munnbhai.
Jilayaasha; Sanjay Dutt, Sunil Dutt, Gracy Singh iyo kuwa kale.
Taariikhda la daawaday; 19ka December 2003dii.
Nooca filim uu yahay; Comedy.
Maalinta koowaad lacagaha uu keenay; 1.06 crore.
Sadaxda maalmood ugu horeyso lacagaha uu keenay; 3.35 crore.
Isbuuciisa koowaad lacagaha uu keenay; 6.08 crore.
Guud ahaan lacagaha uu hindiya kasoo xareeyay; 23.13 crore.
Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 75.80 crore.
Lacagaha lagu qarash gareeyay; 10 crore.
Isku darka dal iyo dibad lacagaha uu keenay; 36.28 crore.
Natiijada; Hit.
Dhanka kale maanta oo kale 1997dii la daawaday filimka Aflatoon oo uu hogaamiye ka yahay Akshey Kumar hadaba halkaan kaga bogo xogtiisa.
Nooca filim; Action.
Jilayaasha; Akshey Kumar, Ormila, Anupem Kher.
Maalinta koowaad ganacsiga uu sameeyay; 57 lakh.
Sadaxdiisa maalin ugu horeyso lacagaha uu keenay; 1.56 crore.
Isbuuciisa koowaad ganacsiga uu sameeyay; 2.70 crore.
Lacagaha guud uu Hindiya kasoo xareeyay; 5.47 crore.
Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 51.13 crore.
Isku darka dal iyo dibad lacagaha uu keenay; 9.79 crore.
Natiijada uu filimkaan gaaray; Flop