filimada lacagaha ugu badan abid kasoo xareeyeen gobolka Gujarat xili Housefull 4 uu soo galay kaalinta 3aad.

0
788

Filimka Housefull 4 ayaa gobolka Gujarat ka noqday Blockbuster weyn kadib markii uu gobolkaas kaliya kasoo xareeyay 33.50 crore asigoona noqday filimkii sadaxaad ee gobolkaas lacagaha ugu badan kasoo xareeyo.

Housefull 4 India inteeda kale wuxuu ka noqday Super Hit balse gobolkaas ayuu ganacsi weyn ka sameeyay waxaana ka ganacsi badnaa kaliya filimada Bahabuli 2 iyo Golmaal Again.

Hadaba liiska oo dhameystiran halkaaan hoose kaga bogo;

1. Bahubali – The Conclusion – 63,82 crore

2. Golmaal Again – 36.04 crore

3. Housefull 4 – 33.25-33.50 crore

4. PK – 33.17 crore

5. Tiger Zinda Hai – 32.09 crore

6. Bajrangi Bhaijaan -31.59 crore

7. Sanju – 29,13,00,000

8. Dangal – 28.54 crore

9. Prem Ratan Dhan Payo – 28.07 crore

10. Sultan – 27.85 crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here