Filimada Made in China iyo Saand ki Aankh ayay u badantahay ineysan labadaba socon Karin isla markaasna durba tiyaatarka laga dajin doono maadaama ay ganacsiyo aad u liito sameeyeen sadaxdooda maalmood ugu horeyso.

Filimka Made in China ayaa shalay oo Axad aheyd keenay 1.25 crore taasoo ka dhigan in mudo sadax maalmood uu soo xareeyay 3.75 crore

Made in China ganasigiisii sadaxdii maalin ugu horeysay;

Jimce; 1 crore.

Sabti; 1,50 crore.

Axad; 1.25 crore.

Wadarta guud; 3.75 crore.

Dhanka kale filimka Saand ki Aankh ayaa isna sidoo kale shalay hoos u dhacay wuxuuna keenay 95 lakh waxaana xitaa ku adkaatay inuu 1 crore gaaro.

Hoos ka arag ganacsigii Saand ki Aankh mudo 3 maalmood;

Jimce; 45 lakh.

Sabti; 1.10 crore.

Axad; 95 lakh.

Wadarta guud 2.50 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here