Filimada Made in China iyo siduu subaxaan kaga furmay gudaha India.

0
982

Filimka Made in China oo uu hogaamiyaha kayahay jilaaga Rajkummar Rao ayaa subaxaan ku furmay 7% ilaa 10% waana bilaabasho normal ah markii la fiiriyo mashquul India ka jiro maanta  waxaana lagu wadaa in duhurkaan sare u kac fiican sameeyo.

Filimka Made in China qaabka uu ku furmay markii laga shidaal qaato waxay u badantahay in maalintiisa koowaad keeno doono 3 crore qiyaas ahaan.

Filimkaan waxaa soo saare ka ah Mikhil Musale waxaana jilayaan Rajkummar Rao, Mouni Roy iyo Boman Irani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here