Tanhaji – The Unsung Warrior ayaa shalay oo sabti aheyd sameeyay sare u kac fiican waana filimka kaliya ee shalay sare u kacay maadaama filimada Malang iyo Love Aaj Kal oo masraxa ku cusub hoos u dhaceen.

Tanhaji ayaa shalay keenay 90 lakh wuxuuna filimkaan hiigsanayaa in todobaaskiisa 6aad keeno 2.50 ilaa 3 crore taasoo ah arin wanaagsan.

Tanhaji wadartiisa guud wuxuu haatan ganacsigiisa marayaa mudo 37 maalmood 261.54 asigooma bartilmaameedkiisa yahay 265 crore.

Dhanka kale filimka Malang ayaa shalay keenay 2.50 crore wuxuuna sameeyay sare u kac yar maadaama uu jimcihii filimkaan soo xareeyay 2.25 crore asigoona wadarta guud ee ganacsigiisa maraayo 42.75 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here