Filimada Marjaavaan, Bala, Housefull 4 iyo Motichoor Chaknachoor sida tiyaatarada India loogu qeybiyay.

0
1153

Waxaa maanta tiyaatarada India la saaray filimada Marjaavaan iyo Motichoor Chakanchoor kuwaas oo tiyaatarada ku cusub iyadoo horay tiyatarada u saarnaayeen filimada Bala (mudo isbuuc ah) iyo Housefull 4 (Mudo sadax isbuuc ah).

Hadaba waxaan idiin soo gudbin doonaa sida tiyaatarada India loogu kala qeybiyay filimadaan halkaan hoose kaga bogo;

Marjaavaan; Waxaa hogaamiye ka ah Ritiesh Deshmukh iyo Sidharth Malhotra waxaana la saaray tiyaatarada ugu badan asigoo la siiyay 2300 oo tiyaatar.

Bala; wuxuu ku gudo jiraa isbuuciisa labaad waxaana la saaray 1800 oo tiyaatar asigoona ah filimka labaad ee tiyaatarada ugu badan la siiyay.

Motichoor Chaknachoor waxaa hogaamiye ka ah Nawazuddin Siddiqui iyo Athiya Shetty waxaana la saaray 550 tiyaatar asigoona masraxa ku cusub.

Housefull 4; wuxuu ku gudo jiraa isbuuciisa 4aad waxaana la saaray 350 tiyaatar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here