Filimada Panipat iyo Mardaani 2 ilaa iyo haatan ganacsiga ay suuqyada caalamka ka sameeyeen.

0
538

Filimka ganacsigiisa fashilmay ee Panipat kaasoo gudaha India Big Flop ka noqday ayaa sidoo kalana ganacsigiisa daafaha caalamka mid liito yahay wuxuuna ilaa iyo haatan  kasoo xareeyay 1.189 Million dolar.

Panipat ayaa USA iyo Canada ka keenay 488,000 oo dolar halka uu UAE iyo Golf ka keenay 340,000 oo dolar sidoo kalana UK wuxuu ka keenay 99,000 oo dolar.

Dhanka kale filimka Mardaani 2 ayaa ganacsi fiican ka sameeyay daafaha caalamka asigoona mudo isbuuc ah halkaas kasoo xareeyay 1.2 Million Dolar waana filim sidoo kale gudaha India ganacsi wacan ka sameynaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here