Filimada Saand ki Aankh iyo Udja Chaman maalintii shalay lacagaha ay keeneen.

0
722

Filimka tiyaarada ku cusub ee isbuucaan la saaray Udja Chaman ayaan soo dhaweyn wanaagsan helin wuxuuna isbuuciisa koowaad keeni doonaa 10.50 crore asigoona maalintii shalay aheyd keenay 85 Lakh.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo Udja Chaman iyo mudo 5 maalmood lacagaha uu keenay;

Jimce; 1.75 crore.

Sabti; 2.50 crore.

Axad; 3 crore.

Isniin; 90 Lakh.

Talaado; 85 Lakh.

Wadarta guud; 8.90 crore.

Dhanka kale filimka Saand ki Aankh ayaa isna ganacsi gaabis ah iska sii wato wuxuuna mudo labo todobaad keeni doonaa qiyaastii 20 crore waxaana filimkaan khalad aheyd in lala saaro filim weyn sida Housefull 4 oo kale balse hadii filim weyn lala saari laheyn ganacsigiisa intaan wax badan ayuu ka badnaan lahaa;

Hadaba halkaan kaga bogo filimkaan iyo mudo 12 maalmood ganacsiga uu keenay;

Isbuuciisa koowaad; 11.90 crore.

Jimcadiisa labaad; 1.25 crore.

Sabtidiisa labaad; 1.90 crore.

Axadiisa labaad; 2.50 crore.

Isniintiisa labaad; 85 Lakh

Talaadadiisa labaad; 80 Lakh

Wadarta guud; 19.15 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here