Filimada sanadkii hore ee 2019ka la daawaday kuwaasoo Box Officeka Semi Hit ka noqdeen.

0
801

Shabakada BOI ayaa soo daabacday filimada sanadkii hore la daawaday ee darajada Sami Hit noqdeen waana darajo u dhaxeyso Average iyo Hit.

Filimka Sami Hitka guul dhex dhexaad wiu dhaafay guul dhameystirana ma gaarin sidaas ayuuna Semi Hit ku yahay oo Hit dhameystiran ma ahan.

Waxaa layaab leh in filimka Bharat oo uu hogaamiyaha la yahay Mega Star Salman Khan ay kooxda cajaladaha saami ahaan ka heleen 102 crore uu Semi Hit noqday halka filimo lacago intaas kayar kooxaha cajaladaha ka heleen uu Super Hit noqday waana awooda Mega Star Salman Khan maadaama filimka cajaladihiisa saami qaali lagu iibsaday sidaas owgeed waxaa la fiirinaa Saamiga kooxda kasoo galo ee boqoleyda ah lamana fiirinaayo lacagaha laga helay taasoona saamiga filimada simeyso.

Mardaani 2 oo ay kooxda Cajaladaha ka heleen 22 crore iyo Bharat oo laga helay 102 crore waa isku darajo labadaba waxay noqdeen Semi Hit oo boqoleyda saamiga ayay ka simanyihiin.

Hadaba waa kuwaan filimada BOI ku sheegtay iney Semi Hit yihiin;

Semi Hit

  1. Bharat – (102 crore)
  2. De De Pyaar De – (44 crore)
  3. Mardaani 2 (21.75 crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here