Sanad walbo cel celis ahaan Bollywood-ka waxay sameeyaan 180-filim ilaa 200-filim inta u dhaxeyso hadana hal filim ayaa noqdo midka ugu bilaabashada wanaagsan (Biggest Opener).

Sanad walbo wuxuu ka kooban yahay 52-todobaad hadana hal filim ayaa noqdo midka lacagaha ugu badan maalinta kowaad soo xareeyo sidoo kalena iskoor dhigo 12-kaas bilood.

Sidaa darteed waxaan idiin heynaa laga soo bilaabo 1994 ilaa 2017 filimada maalinta kowaad ugu bilaabashada wanaagsan sida keedka shabakada Boxoffice India ku diiwaan gashan.

Sawirka hoose ayaa kaga bogan kartaa laga soo bilaabo 1994 ilaa 2017 filimada maalinta kowaad sanad kasto lacagaha ugu badan soo xareeyeen iyo natjiijada uu gaaray, tusaale ahaan 1994 filimka Insaniyad ayaa maalinta kowaad keenay 67 Lakh mana jirin filim sanadkaas ka lacag badnaa maalinta kowaad:

F.G: Laga soo bilaabo 2006 ilaa 2017 filimka maalinta kowaad lacagaha ugu badan soo xareeyo ugu yaraan Hit ayuu noqonayaay taasina waxay caddeyn u tahay filimka fagta kowaad si waali ah ku furmo inuu guul damaanad qaad u heesto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here