Waxaa xalay la qabtay xaflada caanka ah ee Filimfare Awards qeybteeda koonfur India waana xaflada sanadle ahoo lagu abaal mariyo jilayaal kala duwan oo koonfur kawada tirsan kuwaaso bandhig taariikh ah sanadkaaa dhigeen.

Waxaa kasoo qeyb galeen xafladan xidigo kawada tirsan dhamaan shirkadaha kala duwan ee koonfur India ka howl galaan misane filimada sameyaan sida Tamil, Telugu, Kannada iyo Malayalam waxuu ahaa habeen shidan oo madadaalo dhameestiran iyo qiiro ay ka dhacday.

Abaal marinta Filimfare 5 ayaa loo kala qaadaa qeyb Telugu gaar udhigtaan lana gudoonsiiyo shirkada Telugu xidigaja katirsan oo kaliya, qeyb Tamil ah, hadana qeyb Malayalam ah, hadana qeyb Kannada ah ugu dambeyn qeybta 5-aad waa mid iyago dhan kawada dhaxeyso waxaana la isku dhahaa Filimfare Awards South.

Markii 66-aad ayaa xalay la qabtay atooraha ugu fiican 2019 waxaa ku guuleysteen jilayaasha caanka ah Dhanush iyo Vijay Sethupathy sido kale atiriishada ugu fiican 2019 waxaa noqotay xidigta caanka ah ee Trisha krishnan hadaba guuleystayaasha oo dhameestiran hoos kaga bogo:

Best Film:Partyerum Perumal
Best Director: Ram Kumar Ratsasan

Best Actor (Male): Dhanush and Vijay Sethupa hi (Vada Chennai and 96)

Critics Best Actor (Male): Arvind Swami (Chekka ChivanthaVaanam)

Best Actor (Female): Trisha Krishnan (96)

Critics Best Actor (Female): Aishwarya Rajesh (Kanaa)

Best Supporting Actor (Male): Sathyaraj (Kanaa)

Best Supporting Actor (Female): Saranya Ponvanan (Kolamavu Kokila)

Best Music Director: Govind Vasantha (96)

Best Lyrics: Netha Kadhaley Kadhaley (96)

Best Playback Singer: Male Sid Sriram Hey Penne (Pyar Prema Kadhal)

Best Playback Singer: Female Chinmayi Sripada Kadhaley Kadhaley (96)

TECHNICAL AWARDS

Best Choreography: Prabhu Deva, Jani (Rowdy Baby)

Best Cinematography: Rathnavelu (Rangasthalam)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here