Home » Sheekada Filimada » Filimfire Awards 1954-2017: Sidee Loogu Kala Guuleystay Abaal Marinta Filimka Ugu Wanaaagsan (Best Movie)

Filimfire Awards 1954-2017: Sidee Loogu Kala Guuleystay Abaal Marinta Filimka Ugu Wanaaagsan (Best Movie)

Kusoo dhowaada maqaalkeeni taxanaha inoo ahaa oo aan oga hadleenay Shirkada ugu sareysa dalka India taaso bixisa abaal marinada xidigaha noocyadeda kala duwan FilimFire Awards.

Taariikh ahaan shirkadan waxay soo bilawatay ama bilawday inee abaal marin xidig siiso sanadkii 1954, ilaa iyo maantadan aye jirtaa oo ay wada bixinta abaal marinta.

Hadaba horey waxaan idiin kula wadaagnay dhowr nooc oo ay horey u bixisay shirkadaan, sida Atooraha ugu fiican(Best Actor), atariishada ugu fiican (Best Actress), laadarka ugu fiican (Best Villain), Shactiroolaha ugu fiican (Best Comedian), Atariisho caawiso mida ugu fiican (Best Supporting Actress) iyo waliba atoore caawiyaha ugu fiican ( Best Supporting Actor).

Sidaa agwed markaana waxaan idiin soo gudbinenaa Filimka ugu wanaagsan sanadka iyo sidii loogu kala guuleystay (Best Movie Award).

Halkaan Hoose Kaga Bogo Abaal Marinta Filimka Sanadka Ugu Fiican laga soo Bilaawo 1954 ilaa 2017

Do Bigha Zamin (1954)

Boot Polish (1955)

Jagriti (1956)

Jhanak Jhanak Payal Baaje (1957)

Mother India (1958)

Madhumati (1959)

Sujata (1960)

Mughal-e-Azaam (1961)

Jis Desh Men Ganga Behta hai (1962)

Sahib Bibi Aur Ghulam (1963)

Bandini (1964)

Dost (1965)

Himalaya Ki God Mein (1966)

Guide (1967)

Upkar (1968)

Brahmachari (1969)

Aradhana (1970)

Khilona (1971)

Anand (1972)

Be-Iman (1973)

Anuraag (1974)

Rajnigandha (1975)

Deewar (1976)

Mausam (1977)

Bhumika (1978)

Main Tulsi Tere Aangan Ki (1979)

Junoon (1980)

Khubsoorat (1981)

Kalyug (1982)

Shakti (1983)

Ardh Satya (1984)

Sparsh (1985)

Ram Teri Ganga Maili (1986)

1987: No Award

1988: No Award

Qayamt Se Qayamat Tak (1989)

Maine Pyar Kiya (1990)

Ghayal (1991)

Lamhe (1992)

Jo Jeeta Wohi Sikandar (1993)

Hum Hain Rahi Pyar Ke (1994)

Hum Aapke Hain koun….! (1995)

Dilwale Dulhaniya Le Jayenge (1996)

Raja Hindustani (1997)

Dil To Pagal Hai (1998)

Kuch Kuch Hota Hai (1999)

Hum Dil De Chuke Sanam (2000)

Kaho Naa Pyaar Hai (2001)

Lagaan (2002)

Devdas (2003)

Koi Mil Ghaya (2004)

Veer-zaara (2005)

Black (2006)

Rang De Basanti (2007)

Taare Zameen Par (2008)

Jodhaa Akbar (2009)

3Idiots (2010)

Dabangg (2011)

Zindagi Na Milegi Dobara (2012)

Barfi! (2013)

Bhaag Milkha Bhaag (2014)

Queen (2015)

Bajirao Mastani (2016)

Dangal (2017)

 

Atoorayasha Ugu Badan Ee Aflaamtooda Liiskan guuleystayasha Kujiraan (Filimfire Awards):

Aamir Khan 9 Filim ayaa liiskan aflaamta sanadka ugu fiican ugu jiraan (Best Movie)

SRK: 5 Filim ayaa liiskan aflaamta sanadka ugu fiican ugu jiraan (Best Movie)

Salman Khan Iyo Hritik Roshan: min 4 Filim ayaa liiskan aflaamta sanadka ugu fiican ugu jiraan (Best Movie)

Dilip Kumar, Big Bachchan Iyo Manoj Kumar:  min 3 Filim ayaa liiskan aflaamta sanadka ugu fiican ugu jiraan (Best Movie)

Rajesh Khanna, Sunil Dutt, Shahi Kapoor iyo waliba Sanjeeve Kumar: min 2 Filim ayaa liiskan aflaamta sanadka ugu fiican ugu jiraan (Best Movie)

F.G: Filimada Sanadada Aan Raacsiinay Ma Aha Sanadadii La Daawaday Ee Waa Sanadadii Abaal Marinta Lasiiyay.

 

Aqriso Qeybi Hore:

Atooraha Ugu Fiicna Riix Halkaan

Atariishada Ugu Fiican Riix Halkaan

Shactiroolaha Ugu FiicanRiix Halkaan