Home » Box Office » Filimka Action-ka aan dhamaadka laheyn ku jiraan Qahar iyo sida uu ku guuleestay

Filimka Action-ka aan dhamaadka laheyn ku jiraan Qahar iyo sida uu ku guuleestay

Maanta oo kale 5 December 1997 waxaa la daawaday filimka feerka iyo fara laabka aan kala joogsiga laheyn ku jiraan Qahar kaasi oo lagu tilmaamo filimada ugu dagaalka badan ebid Bollywood-ka sameeyaan.

Qahar waa filim guuleestay oo Average ah waxaana hogaamiye ka ahaa Armaan Kohli oo aabihiis Rajkumar Kohli kusoo celinaayay xidigaan magaciisa sii lumaayay xiligaas wuxuuna caawiyaal ooga dhigan labadii atoore ee 90-maadkii awooda badnaa Sunny Deol iyo Suniel Shetty.

Fadlan hoos kaga bogo macluumaadka dhameestiran filimka Qahar sida uu ku guuleestay waxaana xogtaan kasoo xiganay keedka shabakada Boxoffice India:

Jilaayaasha: Sunny Deol, Sunil Shetty, Armaan Kohli, Sonali Bendre, Rambha and Deepti Bhatnagar

Director: Rajkumar Kohli

Xiliga la daawaday: 05 December 1997

Tiyaatarada laga daawaday: 200

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 61 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 1.65 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.85 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 4 crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 6.10 crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 55.32 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor hor – 10.61 crore

Tirada tikit u goosatay – 5-Milyan 973,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen heleen – 3.13 crore

Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 78.25%

Natiijadiisa: Average

Qiimeynta IMDB Rating – 4/10

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *