Home » . » Filimka Ajay Ku Kaabeeyay Action Jackson Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday

Filimka Ajay Ku Kaabeeyay Action Jackson Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday

Maanta oo kale 5 December 2014 waxaa la daawaday filimka Action Jackson  oo hogaamiyaal ka ahaayeen Ajay Devgn iyo Sonakshi Sinha.

Filimkaan Ajay Devgn ku kaabeeyay waa waa filim dareestay oo Flop ah inkastoo qaar ka mid dadka daawaday soo dhaweeyan xarakada Ajay Devgn filimkaan kusoo bandhigay.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Action Jackson iyo sida uu Flop ku noqday

Director: Prabhu Deva

Xiliga la daawaday:  5 December 2014

Tiyaatarada laga daawaday: 3350

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 10.37 crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 31.28 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 46.95 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 93 crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 57.44 crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 70.76 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor hor – 78.93 crore

Tirada tikit u goosatay – 7-Milyan 640,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen heleen – 29.98 crore

Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 32%

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 3.3/10

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *