Home » Box Office » Filimka Amitabh Bachchan kusoo caan bixiyay Chandrachur Singh iyo Arshad Warsi Tere Mere Sapna sida uu Hit ku noqday

Filimka Amitabh Bachchan kusoo caan bixiyay Chandrachur Singh iyo Arshad Warsi Tere Mere Sapna sida uu Hit ku noqday

Amitabh Bachchan shirkadiisii A.B.C.L. filimada maal galin jirtay 90-maadkii waxay soo caan bixisay labo wiil oo fanka Hindiya baaqi ku noqdeen aadna daawadayaasha usoo jiiteen Chandrachur Singh iyo Arshad Warsi.

Filimka Tere Mere Sapne waxaa la daawaday 6 December 1996 waana filim Hit noqday kaasi oo heesihiisa, sheekada iyo shactirada Arshad iyo Chandrachur laga helay.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Tere Mere Sapne sida uu Hit dhameestiran ku noqday:

Director: Joy Augustine

Jilaayaasha: Chandrachur Singh, Arshad Warsi, Priya Gill iyo Simran

Xiliga la daawaday: 6 December 1996

Tiyaatarada laga daawaday: 105

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 21 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 75 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 1.43 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 3 crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 7.70 crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 64.01 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 13.10 crore

Tirada tikit u goosatay – 6-Milyan 912,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen heleen – 3.56 crore

Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 118.66%

Natiijadiisa: Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 6.2/10

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *