Filimka Bala iyo isbuuciisa labaad ganacsiga uu sameeyay darajada Super Hit miyuu gaaray?

0
531

Filimka Bala ayaa isbuucisa labaad soo xareeyay lacago wanaagsan asigoona keenay 26 crore oo nadiif ah wuxuuna haatan ganacsigiia guud mudo 2 todobaad marayaa 95 crore.

Filimka Bala ayaa haatan ku socdo wadadii uu Super Hit ku noqon lahaa wuxuuna u saaranyahay qarka balse taas waxaa kahor istaagi karo hadii filimkaan uu jimcadiisa sadaxaad hoos u dhac weyn sameeyo.

Hadii uu hoos u dhacweyn sameeyo maanta oo jimce ah waxay ka dhigantahay in filimkaan uusan darajada Super Hit gaari doonin balse waxay u badantahay inuusan hoos u dhac noocaas sameynin doonin isla markaasna darajada Super Hitka gaari doono.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimka Bala iyo mudo 2 isbuuc ganacsiga uu keenay;

Isbuuciisa 1aad; 69.43 crore.

Jimcadiisa 2aad; 3.75 crore.

Sabtidiisa 2aad; 6.50 crore.

Axadiisa 2aad; 8 crore.

Isniintiisa 2aad; 2.25 crore.

Talaadadiisa 2aad; 2 crore.

Arbacadiisa 2aad; 1.8 crore.

Khamiistiisa 2aad; 1.6 crore.

Wadarta guud; 95.33 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here