Filimka Bala iyo maalintiisa koowaad lacagaha uu keenaay Ayushmann markaan wadada haloo baneeyo.

0
680

Filimka Bala oo maalintii shalay tiyaatarada la saaray ayaa lacago fiican keenay maalintiisa koowaad asigoona keenay 9.50 crore ilaa 9.75 crore lacago u dhaxeeyo waana lacago fiican.

Filimka Bala ayaa dhanka lacagaha maalinta koowaad lamid ah filimka Dream Girl oo uu isla Ayushman Khurrana hogaamiye kayahay kaasoo isna maalintiisa koowaad keenay 9.43 crore inkastoo farqi yar u dhaxeeyo hadana waxaa waxyar badan filimka Bala.

Bala waa filimka ugu bilaabashada wanaagsan filimada uu sameeyay Ayushmann Khurrana waxaana la filayaa inuu keeni doono lacago lamid ah midkii uu horay u keenay Dream Girl amaba ka talaabi doono.

Maanta oo sabti ah iyo bari oo axad ah filimkaan sare ayuu u kici doonaa hadii sheekadiisa noqoto mid heer sare waa hubaal in tiyaatarada baaqi kusii ahaan doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here