filimka Bala iyo maalintiisa labaad sida uu ku furmay caadi ma ahan filimkaan.

0
806

Filimka Bala ee uu hogaamiyaha kayahay Ayushmann Khurrana ayaa maalintiisii labaad tiyaatarada India saaran wuxuuna ku socdaa wadadii uu ganacsi weyn ku sameyn lahaa maadaama uu maanta si heer sare ku furmay.

Filimka Bala ayaa maanta subixii ku furmay 25% ilaa 30% guud ahaan India balse tiyaatarada Multpelexka ayuu si weyn uga furmay saakay wuxuuna ku furmay 40% waana arin wanaagsan oo ganacsiga filimkaan sare u qaadi doonto maanta oo sabti ah.

Qaabka uu haatan ku socdo hadii la fiiriyo waxay u badantahay in maanta oo sabti ah uu filimkaan keeni doono 15 ilaa 16 crore waxaana macquul ah inuu lacagahaas ka talaabo balse waa hadii maanta duhurkii iyo caawo fiidkii sare u kac waali sameeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here