Filimka Bala iyo talaadadiisa koowaad lacagaha uu keenay inaba caadi ma ahan filimkaan waa tagay.

0
941

Filimka Bala ayaa talaadadiisa koowaad sare u kac fiican sameeyay asoo waliba ka faaideystay fasaxyo ka jireen qaar amid ah gobolada dalka.

Filimka Bala ayaa 15% sare u kac ah sameeyay maalintii shalay aheyd asigoona keenay 9.25 crore wuxuuna maalintii shalay aheyd ganacsiga uu keenay lamid ahaa maalintiisii koowaad ee jimcaha waxaadna halkaan ka dareemi kartaa in filimkaan wax hoos u dhac uusan sameynin ilaa iyo haatan isla markaasna uu yahay mashruuc kale oo u guuleystay Ayushmann Khurrana.

Hadaba halkaan kaga bogo filimka Bala iyo mudo 5 maalmood lacagaha uu soo xareeyay;

Jimce; 9.50 crore. Qiyaas.

Sabtid; 15 crore qiyaas.

Axad; 17.75 crore qiyaas.

Isniin; 8 crore qiyaas.

Talaado; 9.25 crore qiyaas.

Wadarta guud; 59.50 crore qiyaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here