filimka Bala waa Super Hit iyo mudo sadax todobaad ah ganacsiga uu sameeyay filimkaan.

1
999

Filimka Bala waxaa hogaamiye ka ah jilaaga laga yaabanyahay ee Ayushmann Khurrana kaasoo filimkiisii sadaxaad sanadkaan Super Hit u noqonaayo waxaana horay uga horeeyay filimada Chhichhore iyo Dream Girl.

Filimka Bala ayaa isbuuciisii sadaxaad keenay 11 crore asigoona waxbadan ka lacag badiyay filimka Marjaavaan oo waliba isbuuciisii labaad tiyaatarka saarnaa kaasoo keenay 7.25 crore halka Bala uu keenay 11 crore.

Bala ayaa ah haatan Hitka sideedaad ee ugu weyn sanadkaan waxaana ka weyn filimada War, Kabir Sing, Uri – The Surgical Strike, Housefull 4, Mission Mangal, Chhichhore, iyo Dream Girl.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimkaan iyo mudo sadax todobaad ganacsiga uu sameeyay;

Isbuuciisa koowaad; 69.41 crore.

Isbuuciisa labaad; 25.84 crore.

Jimce; 1,25 crore.

Sabti; 2.50 crore.

Axad; 3.25 crore

Isniin; 1 crore.

Talaado; 1 crore.

Arbaco; 90 lakh.

Khamiis; 90 lakh.

Wadarta guud; 106.05 crore.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here