Filimka Chhapaak ayaa todobaadkiisii 2aad gudo galay asigoona shalay u aheyd jimcadiisiu labaad balse filimkaan ayaaba Box Officeka ku burburay asigoona soo xareeyay kaliya 75 lakh.

Filimka Chhapaak oo marba marka kasii dambeyso hoos usii socday ayaana shalay sameeyay 40% hoos u dhac ah markii lala barbardhigo ganacsigii uu khamiistii sameeyay wuxuuna filimkaan haatan ganacsigiosa guud marayaa 26.50 crore.

Chhapaak awal waxaa la is lahaa wuxuu gaari doonaa ugu yaraan 35 crore balse haatan wuxuu todobaadkiisa labaad ku istaagi doonaa sida muuqato 30 crore balse masii socon doono ganacsigiisa cimri ahaantiisana halkaas ma dhaafi doono waana filim guuldareystay misna Big Flop ah.

Halkaan hoose kaga bogo filimkaan iyo mudo 8 maalmood ganacsiga uu sameeyay;

Week 1; 25.75 crore

Jimcadiisa 2aad; 75 lakh.

Wadarta guud; 26.50 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here