filimka Dabangg 3 iyo todobaadkiisa koowaad ganacsiga uu sameeyay.

0
1398

Filimka Dabangg 3 ayaa todobaadkiisa koowaad keenay lacago 114 crore ah waana lacago aad u yar misna filimkaan marnaba laga fileynin hase yeeshee Box Officeka markasta damaanad malahan.

Inkastoo filimkaan caqabado isbiirsaday soo wajaheen hadana sidaas oo aytahay filimkaan sheeko ahaan sidii laga filaayay ma uusan noqonin tiiyoo ay jirto isku xirka filimka iyo qaabka uu u sameeyay Directedka filimka ee Prabhu Deva oo aad loo dhaliilay.

D3 wali wuxuu heystaa jaanis uu lacago Normal ku sameyn karo inkastoo filim weyn tiyaatarada kala wareegay hadana D3 jaanis ayuu wali heystaa oo uu lacago fiican kusoo xareeyo todobaadkiisa labaad.

Halkaan hoose kaga bogo D3 iyo mudo 7 maalmood ganacsiga uu sameeyay;

Jimce; 22.50 crore.

Sabti; 22 crore

Axad; 28.50 crore.

Isniin; 9.25 crore.

Talaado; 9.25 crore.

Arbaco; 15.50 crore.

Khamiis; 6.75 crore.

Wadarta guud; 113.75 crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here