Filimka Darbar iyo maalintii 3aad ganacsiga uu gudaha India ka sameeyay.

0
1163

Filimka Darba ayaa ganacsi wacan sameeyay mudo 3 maalmood asigoona maalintii shalay aheyd keenay 16 crore wuxuuna haatan ganacsigiisa mudo 3 maalmood gudaha India canshuurta kadib marayaa 64 crore.

Xisaabtaaan kuma jirto lacagaha uu daafaha caalamka kasoo xareeyay inkastoo labadiisii maalin ugu horeysay uu filimkaan daafaha caalamka kasoo xareeyay 31 crore hase yeeshee xisaabtii shalay qeyb kama ahan.

Inkastoo uu filimkaan sidii lkaga filaayay u soconin hadana ganacsiga uu sameynaayo waa mid Good ah asigoona mudo 3 maalmood gudaha India kaliya ka keenay 64 crore nadiif ah canshuurta kadib.

Inswha’allah dib ayaan idinkaga soo shheegi doonaa lacagaha uu filimkaan daafaha caalamka kasoo xareeyay maalintii shalay aheyd.

Halkaan hoose kaga bogo Darbar iyo mudo 3 maalin ganacsiga uu gudaha india ka sameeyay;

Khamiis; 32 crore.

Jimce; 15 crore.

Sabti; 16 crore.

Wadarta guud; 64 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here