Filimka Don 2 waxaa hogaamiye ka ah Shahrukh Khan waxaana ku wehliyaan Priyanka Chopra, Lara Dutta iyo Boman Irani hadaba halkaan hoose kaga bogo macluumaadka filimkaan ku saabsan.
Filimka; Don 2.
Nooca filim uu yahay; Action.
Xiliga la daawaday 23dii December 2011dii.
Tiyaatarada la saaray 2850 tiyaatar.
Maalinta koowaad ganacsiga uu sameeyay; 14.60 crore.
Sadaxda maalmood ugu horeyso lacaga uu keenay; 46.39 crore.
Todobaadkiisa koowaad lacagaha uu keenay; 71.18 crore.
Lacagaha guud uu India kasoo xareeyay; 106.44 crore.
Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 143.55 crore.
Lacagaha lagu qarash gareeyay; 76 crore.
Iskudarka dal iyo dibad lacagaha uu keenay; 201.81 crore.
Tirade dadka tikidka u goostay filimkaan; 14,927,000 oo qof ayaa tikid u jaratay.
Lacagaha ay kooxda cajaladaha ka heleen; 56.61 crore.
Natiijada uu Box Officeka ka gaaray; Hit