Akshey Kumar filimkiisa Good Newwz ayaa wali tiyaatarada saaran wuxuuna tiyaatarada saaranyahay mudo 25 maalmood asigoona haatan ganacsigiisa guud maraayo 193 crore.

Good Newwz ayaa noqday Akshey Kumar filimkiisa labaad ee lacagaha ugu badan usoo xaareeyay wuxuuna dhaafay rikoorkii Mission Mangal sidoo kale filimkaan ayaa noqday Akshey Kumar filimka lacagaha ugu badan usoo xareeyay abid markii la isku daro ganacsigiisa dal iyo dibad wuxuuna dhaafau rikoorkii Housefull 4 asigoona haatan maraayo 297 crore.

Good Newwz cimri ahaantiisa wuxuu keeni doonaa 195 crore ilaa 200 crore ganacsi u dhaxeeyo halka iski darka dal iyo dibad uu dhaafi doono 300 crore.

Halkaan hoose kaga bogo filimka Good Newwz iyo mudo 25 maalmood ganacsiga uu sameeyay;

Week1; 124.94 crore.

Week2; 50.68 crore.

Week3; 13.34 crore.

Jimce 4aad; 75 lakh.

Sabti 4ads; 1.25 crore.

Axad 4aad; 1.65 crore.

Isniin; 55 lakh.

Wadarta guud; 193.16 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here