Home » Box Office » Filimka Hate Story 3 iyo sida uu Hit ku noqday: qayaano, dareen isku soo dhawaansho ugu imaaw filimkaan

Filimka Hate Story 3 iyo sida uu Hit ku noqday: qayaano, dareen isku soo dhawaansho ugu imaaw filimkaan

Maanta oo kale 4 December 2015 waxaa la daawaday filimka qayaanada, heesaha hirgaleen iyo dareenka isku soo dhawaansho Hate Story 3 waana filim Hit noqday.

Hate Story waxaa wada jileen Sharman Joshi, Zarine Khan, Karan Singh Grover iyo Daisy Shah

Director: Vishal Pandya

Fadlan hoos kaga bogo sida filimka Hate Story 3 Hit ku noqday:

Xiliga la daawaday: 04 December 2015

Tiyaatarada laga daawaday: 2600

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 8.54 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 23.61 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 34.77 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 20 crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 43.57 crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 50.98 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 60.55 croreTirada tikit u goosatay – 5-Milyan 505,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen heleen – 20.84 croreLacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 104.2%

Natiijadiisa: Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 4.5/10

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *