Filimka Frozen 2 sidoo kalana loo yaqaano Froze II ayaa ganacsi wanaagsan sameeyay maalintiisa koowaad asigoona keenay 350 crore asigoona ka lacag badiyay qeybtii koowaad ee filimkaan taasoo maalinta koowaad india kasoo xareysay 2.90 crore sanadkii 2013dii.

Filimka Frozen 2 oo ah filim Kartoon ah ayaa shalay si wanaagsan tiyaatarada India kaga furmay wuxuuna wax badan ka bilaabasho wanaagsanaa filimka Bollywoodka ee PagalPanti kaasoo shalay ganacsi liito sameeyay.

Maanta oo sabti ah sidoo kale loolan ayaa jiri doono kaasoo filimadaan u dhaxeyn doono inkastoo filimka Frozen 2 la saaray tiyaataro waxbadan kayar midka Pagalpanti la saaray hadana sidaas oo ay tahay waxaa bilaabasho wanaagsan filimka Frozen 2.

Hadii maanta markale Pagalpanti laga bilaabasho wanaagsanaado waxay cadeynee in dooqa daawadayaasha uu noqday filimkaan Hollywoodka isla markaasna iska diideen filimka Bollywoodka ee shactirada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here