filimka Hotel Mumbai iyo ganacsiga uu sameeyay isniintiisa koowaad.

0
658

Filim fariinta wacan xambaarsan ee Hotel Mumbai ayaa isniintiisa koowaad sameeyay hoos u dhac aad u wanaagsan asigoona sameeyay kaliya 25% hoos u dhac wuxuuna keenay 75 lakh balse arinta jirto ayaa waxay tahay in jimcadiisii koowaad uusan ku furmin qaab wanaagsan.

Filimka Hotel Mumbai ayaa jimcadiisii koowaad keenay 1 crore kaliya waana mid curyaamisay ganacsiga filimkaan maadaama aanan xayaysiin balaaran loo sameynin sidoo kalana jilayaal aan la aqoonin la isugu keenay misna caan aheyn.

Halkaan hoose kaga bogo filimkaan iyo mudo 4 maalmood ganacsiga uu ku sameeyay;

Jimce; 1 crore.

Sabtid; 1.75 crore.

Axad; 2 crore.

Isniin; 75 lakh.

Wadarta guud; 5.25 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here