Home » . » Filimka Hrithik, Rani Iyo Kareena Ee Mujhse Dosti Karoge! Iyo Sida Uu Ku Guul Dareystay

Filimka Hrithik, Rani Iyo Kareena Ee Mujhse Dosti Karoge! Iyo Sida Uu Ku Guul Dareystay

Filimka  Mujhse Dosti Karoge!  waa  filim  jaceyl  seddax  geesood ah ee  hogaamiyaal  ka  yihiin  Hrithik Roshan, Rani Mukerjii  Iyo  Kareena Kapoor.

Waxaa  hori  idinla  wadaagnay  xaqiiqooyin  u  gaar  ah  filimkaan  haatan  waxaa  idin  heynaa  sida uu ku guul dareystay  ama uu  Flop  kaga  noqday  dhanka  Boxoffice-ka.

Fadlan hoos bogo filimka Mujhse Dosti Karoge iyo sida uu Flop ku noqday.

Director Kunal Kohli

Xiliga la daawaday: 9 Aug 2002

Tiyaatarada laga daawaday: 290

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 12 crore

Lacagaha nadiifka ah uu keenay 12.94 crore

Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 58.17 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 21.10 crore

Tirada Tikit u goosatay – 6-Milyan 281,000

Kooxda cajaladaha qeybiyeen lacagaha ay ku iibsadeen – 3 crore

Kooxda cajaladaha qeybiyeen lacagaha ay ka heleen – 6.73 crore

Lacagaha uu dib usoo celiyay Boqoleey ahaan – 56%

Natiijadiisa Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 5/10

F.G:  Filimkaan  wuxuu  Flop  ku  noqday  kooxda cajalaha qeybiyaan ayaa qasaaro kala kulmeen gobalo badan sida shabakada  Boxoffice India  cadeeysay  inkastoo  lacagahiisa  dib  usoo  celiyay  sidaa  ay  tahay  mar walbo  natiijada filimada  waxay  ku  xiran  tahay  kooxda  cajadalaha  qeybiyaan  qasaaro  iyo  faaido  waxa  ay  kala kulmaan.