Filimka Jawaani Jaaneman waxaa hogaamiye ma ah Saif Ali Khan waxaana ku wehliyaan atariishada dhalinta yar ee Aalia iyo Tebu.

Filimkaan ayaa shalay oo jimce aheyd la saaray tiyaatarka wuxuuna ku furmay qaab aad u liito asigoona maalintiisa koowaad soo xareeyay 2.75 crore ilaa 3 crore waana bilaabasho liidato.

Filimkaan inkastoo uu ka bilaabasho wanaagsanyahay Saif Ali Khan filimkiisii ugu dambeeyay ee Lal Kaptaan hadana qaabka uu ku bilowday ma ahan mid lagu qanci karo.

Waa qasab in maanta oo sabti ah sare u kac fiican sameeyo haduu badbaado rabo sidoo kalana bari oo jimce ah iyo isniita oo fasax jiro ka faaideysto si uu filim badbaaday u noqdo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here