Filimka Jumanji – The Nex Level iyo maalintiisii 13aad ganacsiga uu sameeyay.

0
603

Filimka Jumanji – The Next Level ayaa shalay is celiyay isla markaasna sare u kac fiican sameeyay asigoona keenay lacago kabadan kuwii uu isniintiisii koowaad keenay.

Filimkaan ayaa shalay sare u kac fiican sameeyay asigoona ka faa’ideystay fasax shalay galinkii dambe jiray maadaama maanta Christmas tahay isla markaasna uu jiro fasax qaran.

Jumanji – The NextLevel ayaa haatan mudo 13 maalmood maraayo 43 crore wuxuuna isbuuciisa labaad keeni doonaa qiyaas ahaan 14 crore asigoona filimkaan tiigsanaayo cimri ahaantiisat 50 crore

Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimkaan iyo lacagaha uu sameeyay mudo 13 maalmood ah;

Week1; 33.98 crore

Jimce 2aad; 1.25 crore.

Sabti 2aad; 2.25 crore.

Axad 2aad; 2.75 crore.

Isniin 2aad; 1.35 crore.

Talaado 2aad; 1.65 crore.

Wadarta guud; 43.23 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here