filimka Jumanji – The Next Level iyo axadiisa koowaad ganacsiga uu sameeyay.

0
484

Filimka Hollywoodka ee Jumanji – The Next Level ayaa sare ukac markale sameeyay wuxuuna axadiisa koowaad keenay 9 crore nadiif ah.

Filimkaan oo asiga iyo filimka Bollywoodka ee Mardaani 2 isku mar tiyaatarada la saarey ayuu ganacsigiisa haatan marayaa 23.50 crore wuxuuna darajo 5.50 crore dheeryahay filimka Hollwoodka taasoo ku tuseyso siduu haatan u yahay dooqa koowaad ee daawadayaasha.

Laga bilaabo maanta oo isniin ah waa maalin shaqo waxaana la eegi doonaa filimkaan halka uu hiigsan doono maalmaha fasaxa hadii uu si weyn hoos ugu dhici doono ama uu is celin doono.

Halkaan hoose kaga bogo filimka Jumanji – The Next Level ganacsiga uu sameeyay mudo 3 maalmood ah.

Khamiis galinka dambe; 1.25 crore.

Jimce; 5 crore.

Sabti; 8.25 crore.

Axad; 9 crore.

Wadarta guud; 23.50 crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here