Filimka Jumanji – The Next Level iyo mudo 10 maalmood ganacsigiisa halka uu marayo.

0
414

Filimka Jumanji – The Next Level oo uu hogaaminayo jilaaga Hollywoodka ee lawada jecelyahay Dwayne Johnsson ayaa siweyn isku celiyay todobaadkiisii labaad sadaxdiisa maalin ugu horeyso asigoona keenay filimkaan 6.50 crore.

Filimkaan ayaa wali ka horeeyo filimkaBollywoodka ee Mardaani 2 xitaa hadii xaalada wadanka India xumaatay waxaa la is lahaa sidoo kale duufaanta Dabangg 3 ayaa qaadi doonto balse filimkaan ayaa helay daawadayaal ku filan asigoona si adag isku celiyay xisaabtana ku darso in filimkaan qudhiisa ay rabshadaha saameyn ku yeesheen sidaas oo ay tahayna ganacsigiisa waa heer sare.

Jumanj – The Next Level haatan ganacsigiisa guud wuxuu marayaa 40.90 crore Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimkaam iyo mudo 10 maalmood ganacsiga uu sameeyay;

Week 1; 33.90 crore.

Jimcadiisii 2aad; 1,25 crore.

Sabtidiisii 2aad; 2.50 crore.

Axadiisii 2aad; 3 crore.

Wadarta guud; 40.90 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here