filimka Jumanji – The Next Level iyo mudo 8 maalmood halka uu maraayo ganacsigiisa.

0
517

Filimka Jumanji – The Next Level oo uu hogaamiye kayahay jilaaga Dwayne Johnsson ayaa mudo 8 maalmood kusoo xareeyay 35 crore asigoona maalintii shalay aheyd keenay 1.25 crore.

Filimkaan oo asiga iyo filimka Mardaani 2 isku mar tiyaatarada la saaray ka lacag badiyay filimka Bollywoodka wuxuuna haatan ganacsigiisa guud mudo 8 maalmood marayaa 35.15 crore nadiif ah.

Sidoo kale filimkaan ayaa daafaha caalamka si adag uga gadmaayo asigoo ilaa haatan soo xareeyay 233 Million oo dolar waxaana filimkaan jilayaasha badan la isugu keenay lagu qarash gareeyay lacago u dhaxeeyo 125 ilaa 132 Million u dhaxeeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here