Filimka Jumanji – The Next Level iyo mudo labo todobaad ganacsiga uu sameeyay.

0
425

Filimka Hollwyoodka ee Jumanji – The Next Level oo ah qeybtii labaad ee filimka Jumanji – welcome to The Jungle ayaa ganacsia wacan ka sameeyay gudaha India mudo 2 todobaad.

Jumanji – The Next Level ayaa mudo labo todobaad kusoo xareeyay 48 crore wuxuuna filimkaan beegsanayaa inuu gaaro lacagihii filimkaan qeybtiisa hore keenay ee 50 crore ahaa inkastoo todobaadkiisa sadaxaad gudo galay sidoo kalana Good Newwz iyo Dabangg 3 tiyaatarada saaranyihiin.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimkaan iyo mudo labo todobaad ganacsiga uu sameeyay;

Week1; 33.98 crore/

Week2; 14 crore.

Wadarta guud; 47.98 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here