Filimka Mardaani 2 oo ay akhbaar wanaagsan usoo yeertay sabtidiisii koowaad iyo ganacsiga uu sameeyay shalay.

0
990

Filimka Mardaani 2 ayaa shalay sare ukac heer sare ah sameeyay asigoo waliba sameeyay sare u kac 75% waana kor u ka cheer sare ah isla markaasna filimkaan rajo fiican galiyay.

Mardaani 2 ayaa shalay oo sabti aheyd keenay 6.50 crore taasoo ka dhigan in mudo labo maalmood uu filimkaan kusoo xareeyo 10.25 crore waana lacago fiican iyo sare u kac fiican markii loo fiiriyo qaabkii liitay ee uu filimkaan maalintii jimcaha ku furmay.

Mardaani 2 wali lagama hordhici karo halka uu xaalkiisa noqon doono balse waxaa hubaal ah hadii uu maanta markale sare ukac xoogan sameeyo sidoo kalana maalmaha shaqada laga bilaabo maalinta isniinta uu is celiyo in filimkaan uu ganacsi ahaan meel fiican gaari doono.

Halkaan hoose kaga bogo filimkaan iyo mudo 2 maalmood ganacsiga uu sameeyay;

Jimce; 3.75 crore.

Sabti; 6.50 crore.

Wadarta guud; 10.25 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here