Filimka Marjaavaan iyo isniintiisa koowaad lacagaha uu keenay.

0
1268

Filimka Marjaavaan ayaa maalintii shalay oo isniin aheyd soo xareeyay 4 crore waxayna tani ka dhigantahay in filimkaan mudo 4 maalmood ah uu ku keenay 27.75 crore.

Filimka Marjaavaan ayaa sameeyay 40% hoos u dhac markii lala barbardhigo jimcadiisa koowaad waxayna tani ka dhigantahay inuu isbuuciisa koowaad keeni doono 37 ilaa 38 crore oo uu lacagta uu haatan soo xareeyay ku darsan doono qiyaastii 10 crore.

Halkaan hoose kaga bogo filimka Marjaavaan iyo mudo 4 maalmood ganacsiga uu sameeyay;

Jimce; 7 crore.

Sabtid; 7 crore.

Axad; 9.75 crore.

Isniin; 4 crore.

Wadarta guud; 27.75 crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here