Filimka Marjaavaan iyo jimcadiisa labaad lacagaha uu keenay.

0
942

Filimka Marjaavaan ayaa jimacdiisii labaad tiyaatarada India saaran wuxuuna maalintii shalay aheyd keenay 1 crore asigoona sameeyay 80% hoos u dhac ah markii lala barbardhigo jimcadiisii koowaad.

Filimkaan oo lagu waday inuu yahay Hit ayay hada qoreysaa shabakada Box Office India inuusan xitaa u dhaweyn darajada Hitka balse uu noqon doono Average ama Below Average.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo mudo 8 maalmood lacaga uu keenay filimkaan;

Jimce; 7 crore.

Sabti; 7 crore.

Axad; 9.75 crore.

Isniin; 4 crore.

Talaado; 3.50 crore.

Arbaco; 3 crore.

Khamiis; 2.50 crore

Jimce labaad; 1 crore.

Wadarta guud; 37.75 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here