Filimka Marjaavaan ayaa ganacsi wanaagsan sameeyay todobaadkiisa koowaad inkastoo tan iyo isniintiisa koowaad uu ganacsigiisa hoos u dhac sameynaayay waliba maalinkasta 15% hoos u dhac ayuu sameynaayay.
Maalmaha jimcaha sabtdia axada iyo isniinta filimkaan si wanaagsan ayuu ku gudmay balse talaado arbaco iyo khamiis sidii la rabay iskuma uusan celinin.
Filimkaan waa Hit dhameystiran haatan wuxuuna wadartiisa guud sii marayaa 36.75 crore waana ganacsi wanaagsan hadaba halkaan kaga bogo ganacsiga filimka Marjaavaan mudo 7 maalmood ah;
Jimce; 7 crore
Sabti; 7 crore
Axad; 9.75 crore
Isniin; 4 crore
Talaado; 3.50 crore.
Arbaco; 3 crore
Khamiis; 2.50 crore
Wadarta guud; 36.75 crore.