Filimka Marjaavaan waa Hit iyo mudo 5 maalmood ganacsigiisa halka uu maraayo.

0
1065

Filimka Marjaavaan ee uu hogaamiyaha kayahay Sodharth Malhotra ayaa shalay gaaray darajada Hit kadib markii uu soo xareeyay 3.50 crore asigoona sameeyay kaliya 15% hoos u dhac ah markii lala barbardhigo isniintiisa koowaad oo uu keenay 4 crore.

Sidoo kale Marjaavaan wuxuu sameeyay 50% hoos u dhac markii lala barbardhigo maalintiisa koowaad oo uu keenay 7 crore waana hoos u dhac macquul la aqbali karo asigoona filimkaan mudo 5 maalmood kusoo xareeyay 30 crore wuxuuna sidaas ku noqdau Hit dhameystiran.

Marjaavaan ayaa haatana laga dharsugayaa siduu xaalkiisa noqon doono iyo hadii uu filimkaan Super Hit noqon doono.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimkaan iyo mudo 5 maalmood lacagaha uu soo xareeyay;

Jimce; 7 crore.

Sabti; 7 crore.

Axad; 9.75 crore.

Isniin; 4 crore

Talaado; 3.75 crore.

Wadarta guud; 30.75 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here