Home » Box Office » Filimka Paa ee Amitabh abaal marin walbo ku qaatay sida uu Semi Hit ku noqday

Filimka Paa ee Amitabh abaal marin walbo ku qaatay sida uu Semi Hit ku noqday

Maanta oo kale 4 December 2009 waxaa la daawaday filimka fariintiisa heerka sare tahay Paa ee Amitabh Bachchan hogaamiye ka yahay sidoo kalena ay la jilayaan Abhishek Bachchan iyo Vidya Balan.

Paa oo ah filim sheeko ahaan hirgalay sidoo kalena uu Director ka ahaa R Balki sida uu ku noqday mashruuc guuleestay oo Semi Hit ah fadlan hoos kaga bogo:

Xiliga la daawaday: 04 December 2009

Tiyaatarada laga daawaday: 600

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 2.12 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 10.09 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 16.07 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 21 crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 31.33 crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 45.26 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 43.12 croreTirada tikit u goosatay – 4-Milyan 887,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen heleen – 13.94 croreLacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 66.38%

Natiijadiisa: Semi Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 7.2/10

3 Responses to Filimka Paa ee Amitabh abaal marin walbo ku qaatay sida uu Semi Hit ku noqday

  1. suldaan Reply

    December 4, 2017 at 6:38 pm

    sxb zakariye film kan mala codeeyey mise wali waaye inkasto aysan shaqada aheyn hadana inad iga jawaabto ayan jeclaystay mahadsanid

    • Zakarie Abdi Reply

      December 4, 2017 at 6:53 pm

      Walaal waa hore ayaa Af Soomaali laga dhigay waxaan u maleynaa inaan Saafi Films ama Fanproj ka heli kartid

  2. suldaan Reply

    December 5, 2017 at 1:57 pm

    mahadsanid sxb

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *