Filimka Pagalpanti iyo isbuuciisa koowaad lacagaha uu keenay.

0
622

Filimka Pagalpanti waxaa jilayo jilayaal badan oo ay kamid yihiin John Abraham, Anil Kaoppr Arshad Warsi iyo kuwa kale waana filim Comedy ah oo loogu talo galay inuu dadka ka qoslisiisyo balse filimkaan ayaa lacago liito keenay isbuuciisa koowaad asigoona soo xareeyay 28 crore waxaana filimkaan feylaha jaray in maalintiisii koowaad uu soo xareeyay kaliya 5 crore.

Inuu maalintiisa koowaad 5 crore hadana Sabti iyo Axad sare ukac xoogan sameynin waxay lami tahay ganacsi ahaan in filimkaan fashilanyahay.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimka Pagalpanti iyo mudo todobaad lacagaha uu keenay;

Jimce; 5 crore.

Sabti; 6.25 crore.

Axad; 8.25 crore.

Isniinl 2.50 crore.

Talaado; 2.35 crore.

Arbaco; 2.10 crore.

Khamiis; 1.90 crore.

Wadarta guud; 28.35 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here