Filimka Panga waxaa hogaamineyso atariishada laga daba dhacay ee Kangana Ranaut waxaana ku wehliyaan Jessi Gill, Richa Chadha iyo Neena Gupta waxaana Directed ka ah Ashwiny Iyer Tiwari asigoona ay leedahay shirakada Fox Star.
Hadaba halkaan hoose ka daawo goosgooska filimkaan;