Filimka Panga oo ay hogaamiye ka tahay atariishada Kangana ayaa todobaadkiisii koowaad keenay 16.50 crore waana ganacsi aad u liito isla markaasna muujineyso in filimkaan uu yahay Flopka labaad ee sanadka kadib Chhapaak.

Panga oo filim fariin ahaan aad u wacan ayaa dhexda u galay filimo waaweyn wuxuuna noqday dooqa sadaxaad ee daawadayaasha fariintiisa wanaagsana kama aysan caawinin inuu ganacsi wacan sameeyo.

Panga shalay oo jimce aheyd wuxuu keenay 75 lakh wuxuuna haatan wadartiisa guud marayaa 17.25 crore mudo 8 maalmood.

Halkaan hoose kaga bogo filimkaan iyo ganacsigiisa halka uu maraayo.

Week 1; 16.50 crore.

Jimce; 75 lakh.

Wadarta guud; 17.25 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here