Filimka Saandk ki Aankh iyo 11 maalmood lacagaha uu keenay.

1
964

Filimka Saand ki Aankh waxaa hogaamiye ka ah  Taapsee Pannu asigoona isbuucii hore tiyaatarada lala saaray filimada H4 iyo Made in China.

Filimka Made in China ayaa tiyaatarada ku burburay balse Saand ki Aankh waxaa u suurto gashay inuu tiyaatarada baaqi kusii ahaado wuxuuna mudo 11 maalmood soo xareeyay 18.35 crore sida ay BOI qortay.

Hadaba halkaan kaga bogo lacagaha uu filimkaan soo xareeyay afarta maalmood ugu horeyso todobaadkiisa labaad;

Todobaadkiisa koowaad; 11.90 crore.

Jimcadiisa labaad; 1.25 crore.

Sabtidiisa labaad; 1.90 crore.

Axadiisa labaad; 2.50 crore.

Isniintiisa labaad; 85 lakh.

Wadarta guud; 18.35 crore.

1 COMMENT

  1. Asc Asxaabta Filmside
    Maxaa Ku Dhacay
    Aqbaarta Atirishada Athiya Shetty Ama Gabadha Suniel Shetty Ama Balwaan Gabadhiisa Nala Wadaaga Aqbaarteeda Oo Dhamaystiran Iyo Dhalashadeeda Oo Maanta Ku Beegnayd
    Waxayna Dhalatay Maanta Oo Kale 5th November 1992

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here